Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Friday, July 10, 2015

Xilliga uu soo bixi doono filimka ‘Welcome Back’ oo la shaaciyey

Xilliga uu soo bixi doono filimka ‘Welcome Back’ oo la shaaciyey
Xilliga uu soo bixi doono filimka ‘Welcome Back’ oo la shaaciyey

Jun 15, 2015 - Comments off

Qeybta labaad ee filimka soo baxay sanadkii 2007 ee ‘Welcome’ ayaa la shaaciyey in caalamka laga daawan doono oo la sii dayn doono 11 bisha September ee sanadkan 2015.

Aktarka filimkan ee Anil Kapoor ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyey xilliga uu soo baxayo filimkan waxaana uu soo qoray: “Welcomeback waxaa la sii dayn doonaa 11 September 2015.”

Filimka ‘Welcome Back’ waxaa wada jilaya Nana Patekar, Anil Kapoor, John Abraham, Paresh Rawal, Shruti Haasan, Brahmanandam iyo Shiney Ahuja.

  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Xilliga uu soo bixi doono filimka ‘Welcome Back’ oo la shaaciyey Rating: 5 Reviewed By: Unknown