Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Thursday, July 9, 2015

John Abraham oo xaqiijiyay xiliga uu soo baxayo filimka la sugayo ee Welcome Back

Xiliga rasmiga ee la sii deynayo Filimka Welcome Back ee ay wadaan John Abraham,Anil Kapoor Nana Patekar , Paresh Rawal iyo Shruti Hassan ayaa la xaqiijiyay.
Filimkan ayey soo bixistiisa hakad gashay mudo badan waana qeybta labaad filimkii “Welcome ee soo baxay sanadkii 2007.
Welcome Back waxaa lagu waday inuu la soo baxo Filimka Aamir Khan ee PK oo December 2014 la siideeyay balse waxaa dib loo dhigay May 2015.
Hadaba John Abraham oo lagu badalay booska Akshay Kumar oo qeybta hore filimkan ku jiray ayaa bartiisa ku xaqiijiyay inuu soo baxayo Welcome Back 4-ta bisha September ee sanadkan
www.fiiirsonews.com
>> Qoraa Fiirso News
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: John Abraham oo xaqiijiyay xiliga uu soo baxayo filimka la sugayo ee Welcome Back Rating: 5 Reviewed By: Unknown