Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Wednesday, July 8, 2015

Shah Rukh Khan oo sheegay inuu filim duubista ku soo laabanayo xili dhow

 Shah Rukh Khan ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in xili dhow uu ku soo laaban doono duubista Filimka Raees.
21-kii bishii May ayaa Aktarka qaliin looga sameeyay jilibka kaas oo mudo dheer uu ku dhibtoonaa.
Shah Rukh Khan ayaa sheegay wali inuu ka dareemayo xanuun  jilibka qaliinka looga sameeyay balse waan soo laaban doonaa xili dhow ayuu yiri.
Shah Rukh Khan ayaa dhinaca kale xalay daawaday filimkiisii jaceylka ahaa ee Rab Ne Bana Di Jodi oo telefishinka India laga siideeyay.

  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Shah Rukh Khan oo sheegay inuu filim duubista ku soo laabanayo xili dhow Rating: 5 Reviewed By: Unknown