Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Wednesday, July 8, 2015

Fanaanka Pakistan Atif Aslam oo markii ugu horeysay ka heesaya Filimka Salman Khan

Fanaanka reer Pakistani Atif Aslam ayaa la sheegay inuu ka heesi doono filimka jaceylka uu wado Salman Khan ee Salman Khan ee ‘Bajrangi Bhaijaan’.
Waa markii ugu horeysay Atif Aslam uu ka heeso filim uu wado Salman Khan.
Heeska lagu magacaabo titled ‘Tu Chahiye ayuu ka qaadi doonaa filimkan kaas oo ay ka soo muuqanayaan Salman Khan iyo Kareena Kapoor.
Atif Aslam waa nin caan ka ah India oo waxaa uu ka heesay Filimo badan oo Bollywoodka laakiin waa markii ugu horeysay oo Filim Salman Khan uu wado ka heeso.
Bajrangi Bhaijaan boorsamiintadiisa ayaa la rajeynayaa 18-ka bishan June iney soo baxdo.
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Fanaanka Pakistan Atif Aslam oo markii ugu horeysay ka heesaya Filimka Salman Khan Rating: 5 Reviewed By: Unknown