Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Saturday, July 11, 2015

Dowlada Turkiga oo ka codsatay Aamir Khan in filimkiisa soo socda uu ku jilo dalkooda

Safiirka wadanka Turkiga ee u fadhiya India Burak Akcapar ayaa rajeynaya Aamir Khan in filimkiisa soo socda ee Dangal inuu ku jilo dalkooda Turkiga. “waxaan kula kulmay Aamir Kan iyo xaaskiisa Kiran Rao magaalada Mumbai,waxaan ka wada sheekeysanay macquul ahaanshaha in filimkiisa Dangal uu ku jillo Turkey. “waxaan rajeynayaa Aamir inuu doorto turkey sidaas waxaa yiri Safiirka oo sidoo kale ah taageere Aamir Khan. Dangal waa filim ka hadlaya qiso dhab ah waxaana uu ku jilayaa lagdamaa xoog badan dhalayna labo gabar kuwaas uu ku guuleysan doona tartankan lagdinta. Shantii sano ee u dambeeyay filimo badan oo Bollywoodka ayaa lagu soo duubay Turkiga sida “Race 2″ (2013), Salman Khan’s “Ek Tha Tiger” (2012), “Game” (2011), “Guru” (2007),iyo “Ajab Prem Ki Ghazab Kahani oo soo baxay (2009)
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Dowlada Turkiga oo ka codsatay Aamir Khan in filimkiisa soo socda uu ku jilo dalkooda Rating: 5 Reviewed By: Unknown