Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Wednesday, July 8, 2015

Katrina Kaif oo markale Akshay Kumar Filim la keeneysa kadib Namaste London

Katrina Kaif ayaa la sheegay iney markale la jili doonto Akshay Kumar filimka ‘Namaste London qeybtiisa labaad oo lagu wado iney soo baxdo.

Qeybta hore ee Filimkan waxaa wada jilay Katrina Kaif iyo Akshay Kumar.

Magaca qeybta labaad ee Filimkan ayaa la sheegay inuu noqonayo ‘Namaste England’ ,waa hubaal Akshay Kumar inuu jili doono laakiin wali waxaan la xaqiijin Atariishada la jil doonta.

Laakiin warar hoose oo la helayo maanta ayaa sheegaya Filimsameeyayaasha filimkan iney doonayaan qeybta labaad iney jilaan Aktaradii filimkii hore taas oo ka dhigan Katrina Kaif iney qeyb ka tahay filimka soo socda ee ‘Namaste England.

Sanadkii 2007 ayey soo baxday qeybta hore filimkan oo uu director ka ahaa Vipul Shah.


  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Katrina Kaif oo markale Akshay Kumar Filim la keeneysa kadib Namaste London Rating: 5 Reviewed By: Unknown