Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Saturday, July 11, 2015

Kareena Kapoor oo caruurta Saif Ali Khan u muujineysa iney tahay Eedo wanaagsan

 Kareena Kapoor Khan ayaa u muuqata Eedo wanaagsan maadaama ay siweyn ugu dhawaaneyso caruurta uu dhalay Saif Ali Khan.

Iyadoo maanta ay ku beegneyd Karishma Kapoor dhalashadeeda ayey kula dabaaldageysaa Kareena Kapoor London wiilka uu dhalay Saif Ali Khan ee  Ibrahim oo ah kan ugu weyn caruurtiisa.

Horay Maldivas ayey dalxiis ugu tageen Kareena ,Ibrahim iyo Saif Ali Khan markana magaalada  London ee wadanka Ingiriiska.

Kareena Kapoor ayaa barteeda Twitterka ku soo daabacday sawirka iyada iyo wiilka eedada ay u tahay oo London ku sugan.



  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Kareena Kapoor oo caruurta Saif Ali Khan u muujineysa iney tahay Eedo wanaagsan Rating: 5 Reviewed By: Unknown