Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Saturday, July 11, 2015

Aktarada Parineeti oo jaceyl la sameyneysa doobka Bollywoodka Salman Khan














Maalmahan waxaa leysla dhexmarayay gabadha la jileysa Salman Khan Filimkiisa soo socda ee Sultan.
Aktarada kala ah Deepika Paudkone iyo Kangana Ranaut ayaa la tilmaamayay midkood iney Atariishada Salman Khan u noqoneyso.

Laakiin Majaladaha India ka soo baxa ayaa maanta shaacinaya in  Directorka filimka Aditya Chopra uu doortay Atariishada lagu magacaabo Parineeti.

Aditya Chopra lama doonayo Salman Khan midkoodna Deepika Paudkone iyo Kangana Ranaut laakiin Aktaradan ayuu u calaamadeeyay iney la jisho Salman Khan.

Kani waa filim jaceyl oo la  wada sugayo.
-WWW.FIIRSONEWS.COM
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Aktarada Parineeti oo jaceyl la sameyneysa doobka Bollywoodka Salman Khan Rating: 5 Reviewed By: Unknown