Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Wednesday, July 8, 2015

Kaartadii labaad iyo boorsamiintadii labaad ee filimka Amitabh Bachchan iyo Farhan Akhtar oo la soo saaray

Horay waxaan idinkugu soo gudbinay boorsamiintada Filimka Wazir iyo kaartadiisa markana waxaa la soo saaray kuwa cusub.
Filimkan Wazir oo ah oo mid dagaal ah ayaa waxaa jilaya Aktarada Amitabh Bachchan iyo Farhan Akhtar
Kani waa goos gooska labaad ee filimkan iyo kaartooyinkiisa cusub ee ah tii labaad oo ka soo baxda filimkan





Soosaarayaasha filimkan waa Chopra Films iyo Rajkumar Hirani waxaana la rajeynayaa inuu soo baxo horaanta bisha December ee sanadkan.
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Kaartadii labaad iyo boorsamiintadii labaad ee filimka Amitabh Bachchan iyo Farhan Akhtar oo la soo saaray Rating: 5 Reviewed By: Unknown