Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Wednesday, July 22, 2015

Jilaaga Aamir Khan oo ay ku dhacday toddobaadkan Arin uu la fajacay saacado

aamir-story_647_072115021033
 Kani waa sawirka Toddobaadka ugu hadalheynta badan,Filim ayaa ka ooysiiyayJilaaga caanka ah ee Aamir Khan.
Aamir Khan ayaa casuumaad ka helay isaga iyo Ehelkiisa saaxibkiisa Salman Khan oo uu la daawaday filimkiisa cusub ee Bajrangi Bhaijaan.
Filimka oo ah mid salman Khan uu ku jilayo maskiin aan waxgalabsan oo la dhibayo marka uu daawaday Aamir Khan waa uu is xakemeyn waayay oo uu qiirooday markaasna ooyay.
Dad la daawanayay Filimka waxaa ay sheegayeen Aamir Khan ilaa uu xitaa gaarigiisa ka raaco inuu ilmeynayay.
Aamir Khan ayaa twitterkiisa ku soo qoray saaxibkiisa Salman Khan inuu iska dhaafay markan filimada qosolka uuna keenayo sheekooyin cajiib ah,waana filimkiisii ugu fiicnaa ayuu yiri Salman Khan filimkan isaga ka ooysiiyay ee Bajrangi Bhaijaan oo sidoo kale gabaryarna ay ku jabsatay ooyin markii ay daawatay.
aamir-mos1_072115020049aamir-mos_647_072115020049
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Jilaaga Aamir Khan oo ay ku dhacday toddobaadkan Arin uu la fajacay saacado Rating: 5 Reviewed By: Unknown