Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Friday, July 10, 2015

Aktarada Varun Dhawan iyo Shraddha Kapoor oo caawa ku dabaaldagaya Magaalada Bandra

Caawa waxaa lagu balansan yahay iney dhacdo Xaflada dabaaldaga Filimka ABCD 2 oo soo hooyay guul weyn oo dhanka lacagaha ah. Aktarada filimka jilay ee Varun Dhawan iyo Shraddha Kapoor ayaa qorsheeyay in xaflada ay u dhigtaan guushooda. Magaalada Bandra ayey ka dhici doontaa

xaflada waxaana ay ku casuumayaan saaxibadooda qaas ah. Filimkan ayaa soo xareeyay Rs 100 crore waxaana uu noqday filimkii ugu horeeyay 2015 soo baxa ee maalinta ugu horeysa iyo toddobaadka ugu horeeya lacago badan laga helo. Varun Dhawan iyo Shraddha Kapoor ayaa si wadajir u sheegay

in ilaa iyo caruurnimadoodii ay saaxibo ahaayeen. Shradha Kapoor waxaa dhalay Aktarka Shakti Kapoor.
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Aktarada Varun Dhawan iyo Shraddha Kapoor oo caawa ku dabaaldagaya Magaalada Bandra Rating: 5 Reviewed By: Unknown