Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Thursday, July 9, 2015

Akshay Kumar oo u duulay Romania si uu ugu soo duubo filimkiisa Singh is Bliing+sawiro




Akshay Kumar oo u duulay Romania si uu ugu soo duubo filimkiisa Singh is Bliing+sawiro

ei-249811
08/07/2015 Akshay Kumar ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Mumbai Airport waxaana uu u duulay dalka Romania  halkaas uu ku duubayo filimkiisa soo socda ee Singh is Bliing.
Filimkan ayaa horay waxaa qeybtii hore loogu duubay magaalada Punjab,qeybtiisa labaadna waxaa lagu duubay magaalada Goa.
Directorka fillkan Singh is Bliing waa ninka ay soomaalida u garanayaan ee Boqorka ee Prabhu Dheva.
Qeybaha kale ayuu haatan Akshay Kumar ku soo duubayaa  dalka Romania.
Singh is Bliing waa filimaad maad ah.

  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Akshay Kumar oo u duulay Romania si uu ugu soo duubo filimkiisa Singh is Bliing+sawiro Rating: 5 Reviewed By: Unknown