Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Thursday, July 9, 2015

Remo D’Souza oo xaqiijiyay inuu bilaaway qorshaha Filimka ABCD 3.


Directarla Remo D’Souza oo soo saaray dhawaan filimka ABCD 2 ayaa sheegay iney diyaarinayaan haatan qorshaha qeybta labaad filimka ee ABCD 3.

ABCD 2 oo ay wadeen Shradha Kapoor iyo Varun Dhawan ayey dadka wada amaaneen lacago badana laga helay sidaa daraadeed waxaa ay sugayaan ABCD 3.
Remo D’Souza ayaa xaqiijiyay in qeybta seddexaad Filimka iney ku tala jiraan laakiin ma uusan carabaabin Aktarka jilaya.

Horay Tiger Shroff ayaa leysla dhexmarayay inuu jilayo ABCD 3 laakiin waa uu beeniyay.



  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Remo D’Souza oo xaqiijiyay inuu bilaaway qorshaha Filimka ABCD 3. Rating: 5 Reviewed By: Unknown