Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Sunday, July 12, 2015

Shah Rukh Khan oo taageerayaashiisa u soo bandhigay wajiyo kala duwan oo uu ku jili karo filimada… (Daawo Sawirrada)

Jilaaga caanka ah ee Shah Rukh Khan ayaa taageerayaashiisa u soo bandhigay wajiyo muuqallo kala duwan leh oo uu ku jili karo filimada, haddii uu doono.
Laga soo bilaabo filimadii ‘Ra-One’ iyo ‘Rab Ne Bana Di Jodi’ iyo filimadiisa soo socda ee Raees iyo Fan ayaa la filayaa in Shah Rukh Khan isticmaalo wajiyo kala duwan oo aysan horay muuqaalkiisa oo kale ugu arag SRK taageerayaashiisa.
SRK ayaana taageerayaashiisa u soo bandhigay muuqalladiisa oo ka duwan sidii hore, qaabka uu u sameeyey tintiisana aad la yaabi doonto.
Daawo Sawirrada Shah Rukh Khan oo jarmooyinka tintiisa aan la rumeysan karin:-
1234567

  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Shah Rukh Khan oo taageerayaashiisa u soo bandhigay wajiyo kala duwan oo uu ku jili karo filimada… (Daawo Sawirrada) Rating: 5 Reviewed By: Unknown