Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Sunday, July 12, 2015

Sonakshi Sinha oo xaqiijiyay jaceylka John Abraham ee filimka Force 2 iney noqoneyso

Aktarada Quruxda badan ee Sonakshi Sinha oo ku mashquulsan filimkeeda Akira oo ay la wado Aabaheeda ayaa xaqiijisay iney jileyso filimka ‘Force 2′.
28 jirtan ayaa la jileysa Force 2 Aktarka John Abraham.




Twitterkeeda ayey ku shaacisay iney RAW agent ku jileyso filimkeeda xiga ee Force 2.
Kani waa qeybta labaad filimkii Force ee soo baxay 2011 oo ay wadeen john Abraham, Genelia D’Souza iyo Vidyut Jamwal.
FORCE 2 waxaa soo saare ka ah Vipul Shah.



  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Sonakshi Sinha oo xaqiijiyay jaceylka John Abraham ee filimka Force 2 iney noqoneyso Rating: 5 Reviewed By: Unknown