Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Tuesday, July 7, 2015

Salman Khan oo ku so daraayo Sharuh Khan iyo Amir Khan filimkiisa cusub ee Bajrangi Bhaijaan

Sedexda Khan oo hal meel ku jira Salman Khan oo isku dayaya ino si fiican u dhaco.




Salman Khan oo qorsheyay  inuu ka muuqdo Filimkiisa  Bajrangi Bhaijaan Sharuh Khan LKn waqti xadirkaan waxuu timekiisa weydiyay iney tijaabiyaan Amir Khan qorshihiisa sido kle. Bajrangi Bhaijaan Salman oo radineyaaa fikradiisa ah Iney Labadiisa Saxiib hal meel ku jiraan, Aamir Khan iyo Shahrukh khan oo ah Kuwii ugu Horeyey ee kujiraa Filmka Bajrangii Bhaijaan, Markii uGu horeyesey ee laga fileyo In Lagu Arko scoail networks waxaa La Jecel Yahay Inn La ARKO. Salman Khan Aayaa Jecel saxiibtinimadoo iyo  hadaa oo la rabo in lagu arko filkan labadooda Salman Khan team kiisa ayaa isku dayeeya Iney Xaliyaan suura Galinta ee uu  Qorshahooda yahay in ay Kujiraan sadexda Khan midkaasta uu door Mihiim ah Ka ciyaaro..Mar uu sharukh khan  ku mashquulsana duubisa  filmkiisa  qosolka ah iyo amir khan oo mar dhow bilabeyaa filmka dangal, lakiin markaan Salman Khan filmkiisawaan hubna in labada khan aaysan ku jiri doonin  mashquulkooda awgeedfilmka Bajrangi Bhaijaan oo khaas uu ah salman khansababto ah wuxuu filmku wada qiiso adag iyo fariin adagwaliba waa tagerida nabada,  iyo midnimadawuxuu Salman khan dareemey inuu cawin filmkuuna dadka dareenkooda kicinaayo.





Keypoard: Aqli Production And Som Films
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Salman Khan oo ku so daraayo Sharuh Khan iyo Amir Khan filimkiisa cusub ee Bajrangi Bhaijaan Rating: 5 Reviewed By: Unknown