Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Wednesday, July 22, 2015

Cajiib:Gabar oysay markii ay daawatay filimka cusub ee Salman Khan Bajrangi Bhaijaan

salmankhan-fan759

Filimka Salman khan ee Bajrangi Bhaijaan ayaa jawaab celin yaableh ka sameynaya Adduunka kadib markii uu soo baxay Filimkan Jimcihii.
Sheekada qalbiga taabaneysa ee Filimkan ayaa keentay in dadkii daawadaba filimka ay iska ooyaan sababna waa Salman Khan oo ku jilaya qof maskiin ah oo aan waxba galabsan la dhibayo gabar aan hadli karina wata.
Gabaryar ayaa ooyinta isku celin weysay oo waaw tiri markii ay daawatay filimkan Bajrangi Bhaijaan.

Directorka filimka  Kabir Khan ayaa bartiisa Twitterka ku soo daabacay gabadhan yar oo hooyadeed ay sheegtay iney ka xumaatahay Salman Khan oo ay jaceshahay in la dhibaateeyo.
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Cajiib:Gabar oysay markii ay daawatay filimka cusub ee Salman Khan Bajrangi Bhaijaan Rating: 5 Reviewed By: Unknown