Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Monday, July 13, 2015

Aktarada Bollywoodka oo ku faanaya guusha India ay u soo hoysay Sania Mirza

srk-farhan-sonakshi-759
Aktarada Bollywoodka ayaa maanta u dabaaldagaya guusha taariiqiga ay soo hoysay gabadha Hindida ee Teniska ciyaarta Sania Mirza.
Sania Mirza ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay India oo ku guuleysta koobka ciyaaraha Teniska haweenka  ee loo garanayo Wimbledon.
Shah Rukh Khan, Farhan Akhtar  Sonakshi Sinha, Amitabh Bachchan, iyo Abhishek Bachchan ayaa ugu hambalyeeyay Sania Mirza guusha ay u soo hoysay dalkeeda.
Mirza iyo saaxibadeeda Martina Hingis ayaa la kala gudoonsiiyay labo koob.
gabadha hidia waa geeska aan koofida wadan
Shah Rukh Khan oo 49 jir ah ayaa Twitterkiisa ku soo qoray waad u qalantaa Mirza guusha.
Amitabh Bachchan ayaa isagana yiri inaan kugu faano ayaad naga dhigtay inagoo dhan.
Hambalyeynta Aktarada ee Twitterka waa sidan.


  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Aktarada Bollywoodka oo ku faanaya guusha India ay u soo hoysay Sania Mirza Rating: 5 Reviewed By: Unknown