Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Sunday, July 12, 2015

Salman Khan”Dadka Filimkeyga Neceb hadaba yeysan daawan


Salman Khan ayaa si caro leh ugu jawaabay dadka Filimkiisa maalinta ciida soo baxaya wax ka sheegaya.
Filimka ‘Bajrangi Bhaijaan’ oo la daawan doono 17-ka bishan July kuna beegan maalinta ciida muslimiinta ayaa lagu soo eedeeyay inuu u gafayo diimo badan oo dadka Hidida ay aaminsan yihiin.
Laakiin Salman Khan ayaa si caro leh u yiri” “Agar aapko bashing dekhni hi hai, toh yeh film aapke liye nai hai oo micnaheeda uu yahay hadii aadan jacleyn filimka ‘Bajrangi Bhaijaan ha daawan.




Sidoo kale Salman Khan ayaa u sheegay  dadka ka soo horjeeda doorka uu ku jilayo filimkan hadaba iney isku daalin daawashada filimkaas.
Xusuuso Filimka PK Aamir Khan waxaa uu ku weyneynayay diinta Muslimiinta ayaa laga yaabaa Salman Khan oo Aabihii Muslim uu yahay inuu Diinta Islaamka xigsado maadaama uu hees qaas u ah dabaalka ciida sanadkan uu kusoo daray filimkiisa.



  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Salman Khan”Dadka Filimkeyga Neceb hadaba yeysan daawan Rating: 5 Reviewed By: Unknown