Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Wednesday, June 3, 2015

Xilliga rasmiga ah oo uu soo baxayo filimka ay wadaan Kangana Ranaut iyo Sunny Deol oo la shaaciyey

Filimka I Love NY ee ay wadaan aktarrada Kangana Ranaut iyo Sunny Deol ayaa la caaciyey in la sii dayn doono 03 bisha July ee soo aaddan sanadkan 2015.

Waxaa filimakan soo saare iyo director ka kala ah Radhika Rao iyo Vinay Sapru, iyadoo filimka I Love NY uu yahay filim xambaarsan maad iyo jacayl.

Waxay noqoneysaa markii ugu horreysay oo ay filim wada keenaan aktarrada Kangana Ranaut iyo Sunny Deol, haddii ay dhacdo in la sii daayo filimkan ay wadaan ee  I Love NY.wuxuu noqonya mid aad loo xiiseeyo kadib guushii Kangana Ranaut
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Xilliga rasmiga ah oo uu soo baxayo filimka ay wadaan Kangana Ranaut iyo Sunny Deol oo la shaaciyey Rating: 5 Reviewed By: Unknown