Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Wednesday, June 3, 2015

Jaceylka Aktarada Ranveer Singh iyo Deepika Padukone oo gaaray heer shaqooyinkooda ay uga tagaan

Waa jiraa jaceylka jilbuhuu dadka ka jijibayaa,Aktarada Bollywoodka ayaa labo labo isku jeclaanaya.

Ranveer Singh ayaa  raba inuu oofiyo balantii uu ka qaaday Atariishada jaceylka uu kala dhaxeeyo ee Deepika Padukone.

Aktarkan oo dhaqaatiirta ay ku qasbeen inuu ka nasto filim jilista kadib markii garabka dhaawac ka soo gaaray qaalin looga sameeyay ayaa lagu waday inuu u duulo Malaysia sii ugu qeybgalo  bandhiga IIFA balse waxaa u baajiyay sababta jaceylkiisa darteed.

Isaga iyo Arjun Kapoor ayaa barnaamijkaas iney martigeliyaan la rabay balse Aktarka waxaa la sheegay haatan inuu u duulayo Bangalore si uu u adkeeyo balantii saaxibidii Deepika Padukone oo shanta bisha June ay ku beegantahay dhalashada Aabaheed Prakash Padukone oo 60 jir noqonaya.

Kadib markaas ayuu 6-da june Malaysia u duulayaa isagoo ilaaliyay qalbiga jaceylkiisa
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Jaceylka Aktarada Ranveer Singh iyo Deepika Padukone oo gaaray heer shaqooyinkooda ay uga tagaan Rating: 5 Reviewed By: Unknown