Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Sunday, June 7, 2015

Maxaa ka jira in jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio uu uureeyey Rihanna?

Aktarka Hollywood ee Leonardo DiCaprio ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu daabacay qaar ka mid ah wargeysyada ka soo baxa waddanka Faransiiska, kuwaasoo shaaca ka qaaday in jilaagan uu uur u yeelay gabadha heesaaga ah ee Rihanna.
Sawir wayn oo la daabacay 28 bishii May ayna baahisay warbaahinta Faransiiska ayaa muujinayey in
40 sano jirkan uu uur u yeelay gabadhan heesaga ah, islamarkaana canugga caloosha ku jira uu diidan yahay inuu dhasho.

Dhanka kale qareenka aktarka DiCaprio ayaa sheekadan beeniyey waxa uuna ku tilmaamay sheeko ciyaar ah oo iska cad.

Wararku waxaa kale oo ay sheegayaan in DiCaprio uu uur u yeelay gabadhan heesaagaha ah ee Rihanna la yiraahdo taasoo jirta 27 sano, islamarkaana uu diidan yahay in canugan uu dhasho,

inkastoo isaga iyo qareenkiisaba ay beeniyeen warkaas.

Warbixintu waxaa kale oo ay intaa ku daraysaa in DiCaprio iyo Rihanna ay yihiin saaxiibo xiriir ka dhexeeyo oo aad isugu dhow, waxaana ay ka qeyb galeen bishii February xaflad dhalasho ah,

halkaasoo ay waqti badan ku qaateen, waxaana kale oo la sheegayaa inay si wadajir munaasabado

badan uga qeyb galeen, iyadoo aktarkan uu beeniyey warkaas bishii March, laakiin labadan shaqsi ee

caanka ah ayaa xiriirkooda si hoose u sii waday ayuu leeyahay wargeysku.


Halkaan hoose ka eeg DiCaprio oo filim jilaya:- Halkaan hoose ka eeg Rihanna oo heeseysa:-
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Maxaa ka jira in jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio uu uureeyey Rihanna? Rating: 5 Reviewed By: Unknown