Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Monday, June 8, 2015

Kamal Hassan iyo kooxdiisa u ka mid yahay Saif Ali Khan oo dib ugu so labtay Bollywoodka.

Waa filim riyo u ah Kamaal Hassan, qofkii ahaa qoraaga filimkaan lixdii sano ee la so dhafay iyo waxa uu kalo doonaya in ey la shaqeeyan Saif, taasoo sababtay 

 in uu lug kula haado in ey wada shqeeyaan actorka weyn ee Saif Ali Khan iyo Kamal Hassan ey dib ugu so wada labteen cinema of india Bollywoodka as 

 dictor-actor









Xidiga weyn ee Tamil Kamaal Hassan, waxaa qarka u saaran jilista filimada Bollywoodka sida director actor riwaayadaha siyaasadeed Amar Hai  taas oo keentay in ey isku so dhawaadan Saif Ali Khan dhanka hogaanka.
Filimkaan Amar hai Actionkiisa so so bandhigidiisa ayaa waxaa lo xil saaray by Virendra K Arora and Arjun N Kapoor.
Filkaan Amar hai waa mid riyo iyo rajo u ah Kamaal Hassan sida asiga sheegay eyna qoreen wargessyada ka so baxa india.
Filikaan Amar hai ayaa jilistiisa mar dhaw bilabaneyso..........................................................




Keywords: Kamal HaasanAmar HaiBollywoodSaif Ali Khan





  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Kamal Hassan iyo kooxdiisa u ka mid yahay Saif Ali Khan oo dib ugu so labtay Bollywoodka. Rating: 5 Reviewed By: Unknown