Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Sunday, June 21, 2015

Waa Kuwee Filimada Maalintooda Labaad Lacagaha Ugu Badan Boxoffice-ka Kasoo Xareeyeen

Varun Dhawan ayaa hogaanka sanadkan la wareegay hadii uu maalinka kowaad filimkiisa ABCD 2 lacagaha ugu badan sanadkan keenay sidoo kalena maalinta labaad lacagaha ugu badan isla ABCD 2 ayaa soo xareeyay.
Sidaa darteed wiilkan dhalinta yar haatan waa lagu dhiiran karaa in lagu tilmaamo xidig lagu tashan karo sidoo kalena mustaqbal aad u wanaagsna fanka ku leh.
Filimka ABCD 2 maalintiisa labaad wuxuu keenay 14.5 Crore waana lacagaha ugu badan ee filim maalintiisa labaad asigoo tiyaatarada ku cusub uu keeno sanadkan 2015!
Fadlan hoos kaga bogo filimada lacagaha ugu badan maalintooda labaad Boxoffice-ka kasoo xareeyeen ayagoo ku cusub tiyaatarada:
ABCD 2 – 14.50 crore
Tanu Weds Manu Returns – 12.86 crore
 Dil Dhadakne Do – 12.23 crore
Gabbar Is Back – 10.98 crore




  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Waa Kuwee Filimada Maalintooda Labaad Lacagaha Ugu Badan Boxoffice-ka Kasoo Xareeyeen Rating: 5 Reviewed By: Unknown