Latest News
Powered by Blogger.

ads

[The New Movie][featured][recent][7]

Culture

Style2

Style3[OneLeft]

Style3[OneRight]

clean-5

Style4

Video Of Day

Pages

Popular Posts

Wednesday, June 3, 2015

Aamir Khan oo saadaal ka bixiyay Filimka Dil Dhadakne Do ee dhawaan soo baxaya Hit ama Flop waxa uu noqon karo

Aamir Khan iyo Anushka Sharma oo dhawaan Filimkooda PK uu guul weyn ka soo hooyay wadanka China ayaa sadaal ka bixiyay filimka qoyska ee Dil Dhadakne Do oo ay ku jirto Anushka Sharma waxaa uu noqon karo.

Shir jaraa’id ayuu kaga jawaabay filimka uu horboodayo  Anil Kapoor ee Dil Dhadakne Do.

Aamir Khan ayaa sheegay inuu la dhacay sheekada Filimka,hadalada,jiliinka waxaana uu filimkan noqonayaa ayuu yiri Super Hit’.
  • Blogger Comments
  • Facebook Comments

0 comments:

Post a Comment

Item Reviewed: Aamir Khan oo saadaal ka bixiyay Filimka Dil Dhadakne Do ee dhawaan soo baxaya Hit ama Flop waxa uu noqon karo Rating: 5 Reviewed By: Unknown